Sida loo tixgiliya haween, gabdhaha,iyo qalkhika lamidka ah
Sida caadiga ah in lafahmo haweenka xitaa waxay rabtaa in latixgiliyo Article kan waxaan ku ogaaday baaritaan aan sameeyay.
Marabtaa inaad ogaadid qaabka loo xush meeyo ama loo tixgiliya haween ok
Ha,iloobin inaad sabarto ,ok???
Nin ma,ahan qof “ROBOT”” ah oo raacaya waxa alla waxii aad rabto
Nin ma,ahan “EEDEYSANE” oo qaldan
Nin xitaa ma,ahan INVESTMENT. Dheer oo tadooran karo keeba ayaa calafku leh.
Nin xitaa ma,ahan BANK oo hadii uu shiido lisaga tagaya
Nin waa BINI,AADAM oo leh qalbi oo ubaahan in kelgaceeyl,lasiiyo iyo in lafahmo,.
Gabar ma,ahan BAC oo markii la,isticmaalo latuurayo
Gabar ma,ahan EXTASION oo qasab loogu raaxeysto
Gabar ma,ahan NET oo lagu ciyaaro
Gabar xitaa ma,ahan NACNAC oo markii dheecaanka kadhamaado latuurayo
Gabar waa CASHAR oo qasab ah in marwaliba laxasuusto ubaahan
Waxaad usheegtaa saxibataa gabdhaha ah hadii aadan usheegin majeclid saxibadaa,
Xitaa waxaad usheegtaa saxibadaa ninmanka si,ay u,ixtiraamaan ama utixgilinaan haween ,gabdhaha!
Marka aan aqriyay ileen qoraalkaa gidahiisa waxa kujira ma,ahan oo kaliya qaabka loo tixgiliya haweenka laakiin xitaa qaabka loo tixgiliya nimanka ama raga..
Waxaan sugayaa faala kabixintaada ama (araktidaada)….
Qore : Eng.Ibrahim Ali (deercali)
Email:deercali@hotmail.com