
SMS ILAQUSUL BADAN OO ILIN KAA KEENAYA
1. Waxaa dhumay daanyeer cunugii waxaa uu kudhumay beeraha
Dadkii meesha dagnaa oo dan ayaa waxay kumashquuleen raadindiisa
Hadii aad hoos uraacta adiga ayaa ah danyeerka laraadinaayay
2. Sorry wakti badan sms makuusoo dirin
Maxaayeelay HP geyga ayaa error noqtey
Sideeya kudhactay markii aan taabtey mune, waxaa soo baxay sidaan
“MENU”
Bastofulis……………………………………………………….8.000
Bariis cade……………………………………………………….7.000
Furlaato…………………………………………………………..5.000
Waa daali ma,ahanoo
3. Wiil ayaa aabahii waxaa uu waydiiyay suaal
“waxaa uu kudhahay aabe maxaa uu illaah usameeyay Jano iyo naar?”
Aabahii ayaa jawaabay:
“oo waxaa uu yiri hadii asan jirin naar xakee ayaa lagilinayaa qofka aqrina haayo SMS kan?”
4. SMS jaceeyl
Jaceeyl KANI, jaceel WAA, jaceeyl QAAB, jaceeyl FUDUD, jaceeyl HORE, jaceeyl KUUGA NOQTA, Jaceeyl QOF, jaceeyl DOQON, jaceeyl WAREERID.
(Hadii aad qabin ama aad laheyn jaceeyl aqri jaceeyl la,aan,..)
5. Madareemeysaa murug iyo cidlo
Isoowac ANIGA……
Makula jooga saxib oo kuu sheekeeyo?
Isoowac ANIGA….
Matareemeysaa isku dhaxyaacid sida inaad waalata barto…?
Waxaad wactaa ISbitaalka waalida…..
6. Illaah waxaa uu u,abuuray bini,aadam kaladuwanaasho
Waxaa jira qof qurxan qof qurax taran.
Qofka qurxan waxaa soo dirtaa comentar qofka quraxda taran waa midka aqrana haya smska waa inaan si,adak nuqaadanaa….
Halkaasi hanoo jooga smskan ilaqusulka ah, Kawaran maqusul badnoo?/.
Qore : Eng.Ibrahim Ali (deercali)
Email:deercali@hotmail.com