1.Florence, Italia
magaalada Florence waxaa ladhisay Renaissance qarnigii 10, waxaa qasab ah inaad ka ogaada magaaladaan dhisma yaasha Arsitectur ka aan caadiga aheyn, waxaa kamid ah buundada Ponte Vecchio oo wali taagan ama fiican100%
2.Paris, Prancis
paris waxaan filayaa in ay aheyn mid kuugu cusub oo aad maqashay halakni waxaa kuyaala masxaf ama museum waayn, waxaa kale oo kuyaala menara-da Eiffel iyo Moulin Rouge iyo The Katedral Notre Dame, Louvre, Arc de Triomphe.Paris
3.Berlin , Jerman
halkaane waxaa ku yaala guriga ugu duqsan ee magaalada Berlin waxaad ku dalxiisa kartaa Sony Center, Reichstag museum iyo kuwa kale oo farabadan.
markii ladumiyay jabalkii jarmalka lagu ka qeybiyay,Berlin waxaa ku dhacey isbadal dhanka dhismaha Arsitectur ka ah.
4. Brasilia , Brazil
magaaladaan waxaa kuyaala archaeological dhaxalka UNESCo ee aduunka.
waa inaad araktaa Cathedral Basilica, Palacio de Alvarado, iyo dhismaha Hidaha iyo dhaqanka.
|
Brasilia , Brazil |
5.Shanghai , China
magaaladaan waxaa ku arkeysaa designerka ugu wanaagsan ee dunida casriga ah waxaa kuyaala dhismaha ugu dheer ee Jin Mao Tower iyo Oriental Pearl Tower dhismahaan ma ahan oo kaliya inuu desian kiisa layaabeyso laakiin gudahiisa waad ka adeegan kartaa ama shoping ayaad kasameysan kartaa xitaa waad jiifan kartaa oo waxaa uu leeyahay mee lajiifto.
6. Athens , Yunani
markaad joogta magaaladaan waxaa dalxiis kutagi kartaa Acropolis, Parthenon, academy Athena iyo stadion ka Olimpiade Athena maxaa yeelay dhismayaalka architectureka waa cajiib.
7. Barcelona , Spain
hadii aad baashaal ama telxiis ku takto magaaladaan waa inaad booqataa:Park Guell, Palau de la musica ogoow:Hospital de Sant Pau, Candi Expiatori de la Sagrada Familia, dan Menara communication Montjuic.
8.Dubai, UEA
majira wax xad ah aduunkaan! Dubai waxay dhistay wax aan lafileynin, dhamaan magaaladaan waxaa laga sameeyay cajaa'ib architecture marka ma ubaahna inaan dhismayaasha hal-hal usoo qaadana dhismahaan aad ujeedo ee soo jiiday inadha haada waxa uu kuyaalaa meel jaciib ah.
9.Roma, Italia
sawirkaan aad arkeeyso waa Colosseum, Forum Romawi, Kapel Sistina, Pantheon iyo Basilika St. Petrus di Vatikan.
10. Cichago , USA
halkaani waxaa laga helaa Sears Tower dhismaha ugu dheer Mareykanka.
|
Cichago , USA
W/D: Eng.Ibrahim Ali (deer)
E-mail:deercali@yahoo.com
|