2 dhacdo oo cajiib ah oo dunida kadhacdey.
aduunkaan aan joogana waxaa kadhacey waxaaba layaab leh oo aan caqliga galeynin.
1. dhimisho oo sebebtey ciyaarta dances-ka
july 1518 qof haween ah oo magaceeda lagu sheekey frau Troffea ayaa waxay socotey wado yar oo kutaala magaalada Strasbourg, ee France,kadib waxay ciyaareysay dances kaas oo socda 6 maalmood,waxaana ka qeyb kaley 400 qof kuwaas oo heesayay .
madaxda magaalada ayaa dadka waxey fara jireen in labadiyo dancerka laakiin dhamaatkii xiliga kuleylka ayaa waxaa geeriyoodey qof ladhaho Lusian oo kasoo jeeda magaalada Alsatian, dhimashadeedii ayaa waxaa sababey stroke iyo daal keenay dancerka oo muda dheer socdey, dhacdadaan layaabkaleh ayaa waxaa loo bixiyay Epidemi 1518, majirta qabiiriin sharaxaad kabixisey waxa sababey dhimashadan layaaka leh.
2.wabiga ugu wasaqda badan india oo si lama filaan ah isku badaley oo noqdey macaan'
2006 biyaha bada oo soo galey membai, ayaa si lama filaan ah waxey unoqdeen macaan, dhacdadaan ayaa waxaa lakulmey dadka dagan mumbai.
|
mahim creek |
Wabiga mahim creek, ayaa ah wabiga ugu wasaqda badan ee India waxaa lagu shubaa kumanaan ton oo ah haraaga cundooyinka iyo wasaqda warshadaha maalin walba ayaa silama filaan ah kunoqdey biyahiisa macaan.ilaa mudo saacada ah, dadka dagan magaalada Gujarat ayaa waxey ayagana sheekeen in biyaha badda ee xeebta Teethal ayadana inay noqotey macaan.
Wasaarada qaabilsan arimaha wasaqda ee (The Maharashtra Pollution Control Board) ayaa waxey soo saartey ogeysiin akuleedahay in lacabin biyahaas,laakiin dad badan ayaa waxey sameeyeen in ay biyaha kushubtaa dhalooyin, in kastoo qashan badan iyo bacyaal ay soo raacayaan.
Kadib 2 duhur nimo maalintii labaad ayaa waxey sheekeen dadka daganaa meeshay iney biyahii isbadaleen oo ay kulaabteen dhanaan.
Lakiin ogow Allah waa قدرالله وماشاء فعل.
kawaran sidee ayaad u araktaa arintaan layaabka leh.??
W/Q:- Eng.Ibrahim Ali (deer)