|
qiso jaceyl |
www.deercali.blogspot.com:- Gabadh u dhalatey Dalkan Koonfur Africa oo lagu magaacabo Amirah. ayaa Isku Dishey Jeceyl Dartiis, kadib markii loo diidey in ay guursato nin xiriir badan kala dhaxeyeey oo u dhashey dalka Zimbabwe.
Wargeyska Arrimaha Bulshadda ka Faalloda Ee ka soo baxa dalkan S/Africa gar ahaan magaalada johannesburg. ayaa maanta bogga hore ku soo qaatey sheekadan la yaabka badan,
Gabadhan oo da'deeda lagu sheegay 18 jir islamarkaana eheed gabar wax ka baran jirtey college ku yaala magaalda johannesburg. ayaa jecel dartiis isku dishey.sida u sheegay Aabaha dhalay gabadhan oo Wargyska u sheegay in gabadhiisa ay isku dishey suunta wax disha islamarkaana loo tagaay iyado meyd ah''
Aabahan ayaa intaa ku darey in gabadhiisa inta aysan is dilin ay qoortey dhanbaal dheer oo ka hadlaya jecelkeeda wuxuuna u qoornaa sidatana'
wiilkii aan jeclayoow aduunka waxaan uga tagaay jecelka aan ku qabey awadeed iyo sida aan muuqaalkagii u waayey anigana waxaan go'aan saday in aan aduunka iskaga taago macanoow marwalba waxaa ku taala qalbiga marakstana waan kula jooga'' waxaa erayadaas qoorey Amirah. oo la sheegay inta aysan dhiman in ay qoortey dhambalkaasii..
Wargyska ayaa wax ka weydiyay Aabaha dhalay gabadha ujeedadda ka danbaysa ee u uga diidey wiilka ay jecleyd'' Aabihina wuxuu ku jawaabey marnaba gabadheeda uma ogaleyn in ay guursato Nin ajaaniib ah sababto ah ajaaniibki ku noola dalka S/Africa waan kawadda eriney dhamaantood umana ogalaneyno ajaaniib in ay guursadan gabdhaheena waxaa sidaa yiri Aabahii dhalay gabadha.
BY: C/xakiin faarax kooshin (kooyinyare)