Habka loo qayaaso aboodda qaboojiyaha Qolka
Thursday, December 22, 2011
Sawirka AC
Habka loo qayaaso aboodda qaboojiyaha Qolka
Ebadkaa mafahmi weysay markii aadoo neysay inaad ogaado abooda qaboojiyahay qolka aad rabtey inaad soo iibsadid? meeqa weeye abooda AC kaas oo kufilan qolka 3 X 4 meter qayaas ahaan?
Sidaan soo socoda waa qeexitaanka si aad u ogaado.
waxaa jiro shan factor kuwaas oo noqonaya sidaa u xisaabin laheyd:
balaca qolka (W), dhirirka qolka (h), baaxada qolka (l), posisi qaabka qolka(i), iyo tooska qolka(e) Qeexitaanka waa sidaan soo socoda. Baahida AC = (w x l x h x i x e)/60 waxaad ogaa daa baahida Ic ga wax soo saara waxaa uu lee yahay xisaabin (of measure) BTU/saac. BTU waxaa laga soo gaabayaa British Thermal Unit.
abooda AC good ahaan waxaa loo yaqaanaa PK.sidaa tardeed, 1 PK waxey lamid tahey 9.000 ilaa 10.000 BTU/saac.
Tabel kaan soo socda waxaa uu noqonayaa mid loo badaley mid kabilowda BTU/saac ku sacoda PK BTU/saac PK
5.000 0,5
7.000 0,75
9.000 1
12.000 1,5
18.000 2
waxaad ogaa taa xisaabinta baaxada balaca iyo dhirirka oo loo isticmaala waxaa weeye cakta(1 meter oo lamid ah 3,33 cak(foot).
qiimaha i waxaa laga helayaa gudha qolka, waa hadii qolka uu ku yaala dabaqa hoose. qiimaha i 10.
qiimaha i waxa uu noqonayaa 18 waa hadii uu qolka ku yaala dabaqa kore.
qiimaha i waxaa lagu helayaa qaabka qolka. waa hadii qolka uu usii jeedo waqooyi, e waxey noqon doontaa qiimaheeda 16.
waa hadii uu qolka ujeedo bari, e qiimaheedo waa 17. waxaad sii saa 18 hadii qolka uu ujeedo goonfu(south).
sidaa daraateed hadii qolka ujeedo qoraxsin (west) waxaad sii saa 20.
fadlan aan isticmaalno tusaala haan si aan uxisaabino baahida AC qolka jiifka cabir kiisu yahay 5x6 meter dhirirkiisu yahay 3 meter kaas oo usii jeeda qoraxsin(west).
qolkaa oo ku yaala dabaqa hoose kaas oo lasiman qol jiif ah oo kale.
Baahida AC = (16,4 x 20 x 10 x 10 x 18)/60 = 9.840
Sidaa daraa deet, lamid ahaansho tabel, abooda AC ka oo loo baahan yahay 1,5 PK.
Tags:
ARTIKAL,
civil engineering