billoowgii bishii April ee sanadkan 2016 dhallinyaro kamid ah beesha 3 habar gaaljecel ayaa waxeey iskugu yimaadeen shir wadatashi ah oo looga arrinsanayey sidii hormar loo gaarsiin lahaa beesha 3 habargaljecel dad iyo dalba.
shirkaas waxaa kasoo qeeybgalay dhallinyaro badan oo iskugu jiray arday iyo aqoonyahaniin iyo kuwo ganacsata ah, wada hadal dheer kadib waxaa la go,aami in la sameeyo guddi soo sameeyo urur aay yeeshaan dhallinyarada 3 habargaaljecel, guddigi ayaa la sameey habeenkaas, halkaas ayuuna shirka kusoo xirmay, guddiga oo aan aniga kamid noqday ayaa howshii billaabay, waxeeyna soo sameeyeen urur ka kooban 12 xibnood oo howsha dardar galiya,
12 kaas xubnood waxeey kala ahaayeen .
- Aadan Cadawe Axmed = gudoomiye
- bashiir yarow shiikh = g/kuxigeen
- Maxamed Gureey = xoghaye
- cusmaan cankaar = maaliyadda
- xuseen cabdi ganeey = afhayeen
- Ibraahim Aar = lataliyaha gudomiyaha
- Mohammed derow gedi = madaxa g/guud
- cusman Mohamed Ali =kuxigen maliyada
- ilyaas sheikh = xubin
- mowliid hurdaaye = xubin
- abuukar sh. abdullaahi = xubin
raggaas ayaa billaabay in aay qorsheeyaan sidii howsha loo qaban lahaa waxaana laga billaabay in marka hore, xeer hoosaadka urur ka la sameeyo, sameeynta xeer hoosaadka ururka kadib waxaa kaloo la qorsheeyey shaqada ururka uu qaban doono iyadoo lookala hormarin doono shaqada.
waxyaabaha uu ururku goostay in uu wax ka qabto intii tabartiisa waxaa ka mid ahaa uguna horreeyey 6 qodob oo kala ahaa.
1 waxbarashada
2 caafimaadka
3 nadaafadda
4 ilaalinta deegaanka
5 ka hortagga tahriibka
6 soo celinta bilicda magaaloyinka
arrimahaas oo runtii aay aad ugu baahnaayeen deegaannada iyo dadka siddax habar gaaljecel.....
la soco qeybta 2aad ee xigta
Haddii aad inoo haaysa su,aalo ama dhirri galin amaba dhaliil waxaad iigu soo diri kartaa cinwaanka gmailka ee ah ib.nuor@gmail.com ama barteeyda facebook ee www.facebook.com/ibraahim.aar.
W a b i l l a a h i t o w f i i q.
___________________________
_______________________________
Study And Sharing For Education
deercali@yahoo.com