Waxaa jiray laba tuug oo saxiib aha meelna
ku wada noolaa, labadan tuug waxa ay isugu faneen anigaa kaa xarifsan
iyo aniga ayaa kaa xariifsan, marka waxay ku heshi yeen in mid kastaa
soo ban dhigo waxa uu isla hayo marka tuuga 1 aad waxa u yidhi waligaa
dad aad xaday maku duceyeen waliba abaalmarina maku siiyen? arintan
waxayxiise galisay tuga labaad oo jeclaystay in u ogado xirfada uu
isticmaalay saxibkiis.
Tuuga koowad ayaa bilaabaya sheekdiisii waxa uu
yidhi malin ayaan arkay hooyo sidata alaab badan oo gaadhi kadagaysa,
hooyadan xamilo ayay ahayd safar dheerna way ka timi markii an isha ku
dhuftay inay u bahantahay cawimo ayaan kafaa idaystayjaniskan markiiba
waxan sinaxariisle uga codsaday hooyadan in aan cawiyo oo aan alabadan
laqado, nasiib wanaag way iga aqbashay, sidii ayaan alaabadii ku qaday
una geeyey mesha ay doonaysay aniga oo boorsadi aylacagta ku sidatayna
gacanta hoos ugalinaya kalabaxay lacag si aanay i dareemi karin, anigoo
hadba uga shekaynaya xadiiska sheegaya in dadku is cawiyo si iyagana
ilaahay ucawiyo.
Markii hawshii dhamaatay ayaa hoyadii ii
ducaysay iina mahad celisay waliba lacag abaal marina isiisay anigoo
lacagtaana ku diiday ugu danbayn wanka ogoladay wana ka qaatay,! Tuu gii
2 ayaa yidhi ma intaas ayaad ilaamanta nagu dalisay war anigu waxan
sameyey hadaad aragto ilahay yaab ayuu kuu keeni ;waxan qaatay oo xaday
raadiyo shidan oo ladhagaysanayo kawaran xirfadayda oo waliba yaala meel
dadki dhagaysanayey dhexdooda ah.
Waxaa kabaxayey radiyaha heeso aad umacmacaan
waa xili duhur ah inanta jikada ku jirtaa ad ayay uladhacsantahay
heesaha socda waxanay ku kala guraysaa qadadii rerka oo loo diyaar
garoobayay, markan xaladan arkay damacbaa igalay radiyahaas shidan lakin
wa inan qorshe la imaadaa an ku qaato waxan soo qatay tuumbo yar oo
dhuuban waxana kariday daqada radiyaha yaalo aniga oo afka ugalinaya
halka laga naaquso codka.
Markaan hubiyey in codkii aamusay ayan kaasaray
oo aniga ayaa ku hadlay tumbadii aniga oo hada wariye matalaya waxana
idhi dhagaystayaal naga rali ahaada waxan qadar daqiiqado ah ku
kalamaqnaan doona hawada anaga oo halkas idinka sii wadi doona heeso xul
ah intas markaan idhi wan xidhay codkii kadib inantii cuntada
kalaguraysay ayaa baxday oo hawsheedii sii bilaabatay ana intaan daqada
gacanta ka galiyey ayaan iska lalaadsaday radiyi hiimarka aqristaha
shrafta lahoow labadan saxiib ke ayaad u aragtaa inu tuug nimada xarif
ku yahay soo qor rayi gaga adigo noo soo marinaya barta faallooyinka ee
kuxusan hoos.
Waxaa idiinsoo diiyarisay:
Muna Mohamed Cabdillahi,