Sheeko Murti ah
Wednesday, November 2, 2011

''Saaxibadaa qaar kamid ah ayaa waxey isku dayaan iney bartaan saxibtaa isku dhowdahiin.
Kaasoo kuuga qasabtey inaad xanaaqda ama aad maseeyrto.
Laakiin ha ka xanaaqin, maxaa yeelay saaxibtaa waa qof (faithful) daacad ah.
laakiin saaxibtaa makaa dageyso.
Adiga ayaa waxaa noqon doona qof daga ama wax fahmo.''
Qore Eng. Ibrahim Ali
E-mail: deercali@yahoo.com
Tags:
sheeko