
Nin Non muslim ah ayaa waxaa uu su,aal weydiiyay Ninmuslim ah.
Waxaa uu su,aaley sida tan. Haweenka muslimka ahmaxey u qariyaan cowrada?
Ninka muslimka ahaa ayaa dhola cadeeyay asiga oo ka soobixinaya jeebkiisa 2 nac-nacKadib hal kamid ah 2 nac,nac ayuu kafiiqey bacdamidna uu iska daayay,
Kadib 2badii nac,nac ayuu tuurey markaa ayaa waxaalaweydiiyay ninkii non muslimka ahaa 2 bada nac,nac keebaad qaadan laheyd.
Markaa buu kii Non muslimka ahaa waxaa uu kuyidhiwey iska cadahey midka aan qaadan lahaa waa midka bacda kafiiqneyn.
Markaa baa ninkii muslimka ahaa waxaa uu yidhi sidaaayaan u xushmeynaa haweenka si ay u dhow sanaadaan”””……………………Allaha idiinfaa,ideeyo (SWr.Wb).
Waxaa Qore: Eng.Ibrahim Ali (deercali@yahoo.com)