Niemeyer waxaa uu dhintay 05 December 2012, waxaa uu jiray 104 sano waxaa uu kudhintay isbitaal kuyaala Rio de Janeiro,
Sawir tusanaya Dhismaha Kongres Nasional kaasoo dhisaayngareeyay architect caan ah oo udhashey Brazil magaciisuna ladhaho Oscar Niemeyer Brasilia, Brazil, 13 December 2007. Oscar Niemeyer waxaa uu dhintey asiga oo jira 104 sano waxaa uu kudhintay isbitaal kuyaala Rio de Janeiro.
Oscar waa ini architect casri ah , Oscar waxa uu ka mid yahay dadka modernisme ugu waa weeyn.
JK memorial waxaa design gareeyay architect ka reer Brazil Oscar Niemeyer di Brasilia,
JK Memorial waxaa loo dhisay silo siiyo hadiyat Juscelino Kubitschek kaas oo ah ninkii dhisaya caasimada Brazil.
Niteroi Popular Teather, waa mid kamid ah dhismaha ugu cusub naqshad yahanka reer Brazil Oscar Niemeyer, Niteroi, Brasil, sanada 11 Desember 2007.
The Contemporary Art Museum (MAC) magalada Niteroi, Brasil, 11 December 2007. MAC waxaa ladhisay sanada 1996 meel udhaw biimareenka Guanabara, meeshaan dadka waxey arki karaan dhismaha Pan de Azucar iyo buurta dheer ee Corcovado, waxay kamid tahay mucjizooyinka aduunka ee Rio de Janeiro.
Auditorium Niemeyer Center di Avilés, waqooyiga Spanyol, 19 Augustus 2010.
Auditorium Niemeyer Center di Avilés, waqooyiga
Spain, 19 Augustus 2010.
Oscar Niemeyer International Cultural Centre di Aviles,Asturias, waqooyiga Spain, 24Maret 2011.
Oscar Niemeyer International Cultural Centre di Aviles,Asturias, waqooyiga Spain, 24Maret 2011.
Qof nin ah oo kashaqeynaya nadiifinta dirbiga dhismaha Claudio Santoro National Theater,waxaa diyaariyay naqshad yahanka reer Brazil Oscar Niemeyer waxaa uu kuyaalaa gudaha caasimada Brazil, sanada 11 January 2010.
Oscar Niemeyer waxaa lagudoon siiyay hadiyad 'Friendship Order' waxaana gudoon siiyay madaxweynahay Russia Vladimir Puttin,xili uu joogay Rio de Janeiro, Brazil, 14 December 2007.
__________________________________________________________
Study And Sharing For Education
deercali@yahoo.com