W/Q: Deer Cali - Sigaarka waxaa uu geystaa dhibaato.
|
Sigaar |
Inta aanu ku,aheyn qasaaro maal,Sigaarka waxaa uu dhibaateeyaa caafimaadkaada.
Sidii loo dhimi lahaa tirida cabta sigaarka.dowlada newzealand ayaa waxaay qorsheyneysaa iney gordhisa qiimaha sigaarka waxayna kadhigi rabtaa lacag gaareysa $100 qorsha ahaan waxaa soo jeediyay wasiirka caafimaadka ee newzealand Tony Ryall,ayaa soo jeediyay in gor loo qaado qiimaha sigaarka qaab drastic si loo yareeyo tirada cabta sida da'yarta.
Laakiin, qorshaha ugu horeeya oo ay kugordhineysa qiimaha sigaarka ayaa waxaa uu bilaabanayaa sanadka 2013.
qiimaha sigaarka ayaa waxaa uu gaarayaa $60 kadibna waxaa uu gor ukacidoonaa sanad waliba 10% persan ilaa $100.
"Canshuurta tubaakada waxey tahay intervention ugu fudud sidii lagu yareyn lahaa tirada prevalensi sigaarka,"waxaa sheegey nin uhadley dowlada, waxaana laga soo xigtey CBCNews,Arbaco (25/4/2012).
dadaalkaan waxaa uu yahay qorsha kadhigi doona Newzealand wadan kacaagan sigaarka.
suurta gal matahey mise, in dowlada badan ay go,aan kaan oo kale qaataan??...
qore:Eng.Ibrahim Ali (deercali)
deercali@yahoo.com