Wadooyinka waa weeyn ee Somali sida ay ubadan yahiin waxay isticmaalaan wada laami, side ayaa loo sameeyaa wada laami ah?
Inta aanan ladhisan wadada waa in laga nadiifiyaa geedaha kadib si loo simo dhulka
excavator
kadib markii lana diifiyo dhulka kadib laqabto shaqada dhulka adiga oo isticmaalaya
qalabka buldozer
buldozer
si,aad ubadasho ciida lasoo isticmaalay ama duuga ah waxaad isticmaashaa
dump truk
Rooga materialka aasaaska ama qaabka dhisida waa hoose
Rooga materialka ciida materialka dhismaha waxay cibisaa dhagaxa waxaana loo isticmaalaa qalabka transportionka truk dump kadibna waa lasimayaa adiga oo haysta ama isticmaalaya aalada ama qalabka layidhaahdo tandem roller
Tandem roller
Shaqada ciida adiga oo isticmaalaya tandem roller waxaad sameysaa xiliga aasaaska rooga korgiida surface.
Markii aad rooga material ka dhismaha waxaad sameysaa amaba aad cabirtaa adiga oo cabiraya dhirirkiisa adiga oo isticmaalaya qalabka teodolit oo dhameystiran.
Rooga laamiga ama asphalt
Markii aad dhameeyso dhisitaanka aasaaska
b dhulka hoose shaqada kuxigta ayaa ah rooga laamiga ama asphalt kaasoo kahor lakuleyliyay ama lakarkariyay ilaa uu ka
dhalaalo uu noqdo dareere.
Si,aad dhulka ugu dhijisa laamiga ama asphalka waxaa la,isticmaalaa qalabka finisher
Laamiga ama asphalt finisher
Kadib laamiga markii lagu guuleysto dhisadiisa iyo asigoo lacabiray dhirirkiisa laamiga ama wadada iyadoo la,isticmaalaya theodolit sida looga talakalay qorshaha shaqada siloo soo kaabiyo
buldozer ilaa uu kabuuxsama ama cuf kanoqtay dhirika laqorsheeyay.
shaqada xigta waa dhamaadid finishing iyad oo loo isticmaalaya wadada dhamaysterkeeda qalabka peneumatic roller
peneumatic roller
wadadii dhisitaankiidii waa uu dhamaaday iyada oo lagu dhisay sidaan soo socodata:
dhulka kore oo ah ……………………..100
aasaaska dhexe oo ah………………….200
aasaaska hoose oo ah………………….320
Qore : Eng.brahim Ali(deer ali)
Email: deercali@hotmail.com