sheeko gaaban
Friday, December 28, 2012
|
geeljire |
Labo nin oo seeraarta ah ayaa waxay geel la joogeen duurka xili aad barwaaqo u ah maalin ayay qurbac qasheen si ay hilibkisa u karsadaan kadib dab ayay raadiyeen geed ayay jarteen si ay dab uga shitaan.
Ayagoo hurin la' oo kurafaadsan madama ay dhirtu qoyan tahay waxaa ku soo baxay labo nin oo cagoola ah cag gaas ku wata way kusoo leexdeen waxayna arken niman kan oo dabka ku rafaadsan kii gas ka waday aya cagi intu furay in uu ugu shubo damcay labadi nin e seerartada aha mid ba so boday oo dhahay waraa hanagaga shubin anagana wan ku rafad sanahay adna waxad rabta in aad biyo ku shubto.
kkkkk ninkii intu qoslay ayuu ku shubay misna dabki ayaa huray labadi nin ee cagoolada aha ee gaas ka wadatay way iska si socden labadi geel jire ee seerartada aha ayaa yabay mid ayaa sual? Way diyay ki kale waraa hebalow biyo dab damiya ayaan arki jiray ee waa maxay biyahan dabka huriyay ki kale ayaa wuxuu dhahay nin yahow ani ma garanayo lakin hadan qiyasso waxan u malayna in naarta laga so dhumiyay biyahaas.
__________________________________________________________
Study And Sharing For Education
deercali@yahoo.com
Tags:
ila qosol,
sheeko