www.deercali.blogspot.com:-Marxaladaha uu soo maro insaanka marka al abuurayo,
insaanka wuxuu soo maraa shan marxaladood
1- waa dhibic biyo waana afartan maalmood
2- waa xinjir waana afartan maalmood
3- waa cad hilib oo yar
muddadan kaddib waa 120 maalmood waxaa lagu afuufayaa ruux wuxuu
leeyahay Alxaafith ibnu xajar culimada waxay isku waafaqeen in aan lagu
afuufaynin ruux 4 bilood ka hor
4- marxlada 4aad waxaa lagu loo samynayaa lafo
5-waxaa lagu daboolyaa lfaha hilib Allah wuxuu yiri فَكَسَوْنَا الْعِظَامَ لَحْماً) (المؤمنون):14) waxaan ku daboolnay lafaha hilib
Waxaan aan soo sheegnay waxaa tilmaamay xadiis ay wariyeen Bukhaari iyo Muslim oo ah
عبد الله بن مسعود رضي الله عنه قال:
حَدَّثَنَا رَسُولُ اللَّهِ صَلَّى اللَّهُ عَلَيْهِ وَسَلَّمَ وَهُوَ
الصَّادِقُ الْمَصْدُوقُ قَالَ إِنَّ أَحَدَكُمْ يُجْمَعُ خَلْقُهُ فِي
بَطْنِ أُمِّهِ أَرْبَعِينَ يَوْمًا ثُمَّ يَكُونُ عَلَقَةً مِثْلَ ذَلِكَ
ثُمَّ يَكُونُ مُضْغَةً مِثْلَ ذَلِكَ ثُمَّ يَبْعَثُ اللَّهُ مَلَكًا
فَيُؤْمَرُ بِأَرْبَعِ كَلِمَاتٍ وَيُقَالُ لَهُ اكْتُبْ عَمَلَهُ
وَرِزْقَهُ وَأَجَلَهُ وَشَقِيٌّ أَوْ سَعِيدٌ ثُمَّ يُنْفَخُ فِيهِ
الرُّوحُ....