www.deercali.blogspot.com:-Niman badan ayaa waxay ka helaan haweenka cillaanka u saaran yahay,
waayo wuxuu dareemayaa ninka gacan naageed inuu arkay, marka waxaa jira
noocyo badan loo saarto cillaanka.
qaab waxaa loogu saaraa aroosadda
qaabna haweenka waaweyn ayaa u saarta, marka waxaa habboon haweeneydu
inay saarato si ay u yeelato astaan naageed, inta badan dumarka yurub ku
nool oo Soomaalida ah way ka tageen cillaanka waxay ku saamooween
haweenka caddaanka aan garanaynin sida cillaanka loo saarto.
qaar baa u
arkay inuu yahay dib u dhac, wadamada si xoog loo adeegsado cillaanka
waa dalalka ..... India iyo Oman iyo UAE iyo Somalia iyo Pakistan iyo
dalal kale, cillaanka wuxuu ninka soo xusuusinayaa bisha malab